Posts

Showing posts from January, 2019

Taariikhda Dalka Jarmalka

Taariikh ku saabsan dalka Germany Dalka Jarmalka Marka hore aan ku bilaabo Qaarada ay ka tirsan tahay waa=Yurub Caasimadoodu waa=Berlin Luuqadaha Lagaga hadlo waa  Af-Jarmal oo keliya Madaxwaynehoodu waa=Frank-Walter Steinmeier Bedka dalka guud waa=357,021 km² Biyaha macaan ee laga helo waa=2.416% boqolkiiba Tirada Dadka waxaa lagu qiyaasay 2012kii=81,305,856  Wax soo saar dhan=$3.685 tiralyuun oo doolarka mareykanka ah Lacagta laga isticmaalo waa= Yuuro Furaha lambarada jarmalka waa=+49 Waxaan u gudbeynaa Taariikhda jarmalka Jamhuuriyadda federaalka ee jarmalka waa wadan u dhisan dhinaca federaalka, waxuuna ka koobanyahay 16 Gobol. Wadankaan waxuu ku yaalaa Bartamaha qaarada Yurub, waxuuna xad la wadaagaa wadamada Faransiska, Denmaarak, Laksimbeeg,Biljim, Holland,iswiizerland,oosteriya, Jamhuuriyadda Jaak iyo Boland. Magaalo madaxda wadanka waa Berlin. Wadanka jarmalka markiisa hore wuu kala qeebsanaa, waxaana isku imaanshiyihiisa ay dhamaatay 1871dii, dagaaladii aduun