Taariikhda Dalka Jarmalka

Taariikh ku saabsan dalka Germany

Dalka Jarmalka Marka hore aan ku bilaabo Qaarada ay ka tirsan tahay waa=Yurub
Caasimadoodu waa=Berlin
Luuqadaha Lagaga hadlo waa  Af-Jarmal oo keliya
Madaxwaynehoodu waa=Frank-Walter Steinmeier
Bedka dalka guud waa=357,021 km²
Biyaha macaan ee laga helo waa=2.416% boqolkiiba
Tirada Dadka waxaa lagu qiyaasay 2012kii=81,305,856
 Wax soo saar dhan=$3.685 tiralyuun oo doolarka mareykanka ah
Lacagta laga isticmaalo waa= Yuuro
Furaha lambarada jarmalka waa=+49

Waxaan u gudbeynaa Taariikhda jarmalka

Jamhuuriyadda federaalka ee jarmalka waa wadan u dhisan dhinaca federaalka, waxuuna ka koobanyahay 16 Gobol. Wadankaan waxuu ku yaalaa Bartamaha qaarada Yurub, waxuuna xad la wadaagaa wadamada Faransiska, Denmaarak, Laksimbeeg,Biljim, Holland,iswiizerland,oosteriya, Jamhuuriyadda Jaak iyo Boland. Magaalo madaxda wadanka waa Berlin. Wadanka jarmalka markiisa hore wuu kala qeebsanaa, waxaana isku imaanshiyihiisa ay dhamaatay 1871dii, dagaaladii aduunka kii labaad ayaa wadanka jarmalka la kala qaybiyay laga bilaabo 1949kii ilaa 1990kii, waa markii uu wadanka mar kale midoobay. Jarmalka waxuu leeyahay Taariikhda ugu dheer ee qaarada Yurub. Wadanka jarmalka waxaa degen dad gaaraya ilaa 83miliyan oo qof, waa wadanka ugu dadka tirada badan qaarada Yurub, waana wadanka Ugu dhaqaalaha xoogan qaarada Yurub, Dhaqaalaha jarmalka waa dhaqaalaha sadaxaad oo ugu weyn aduunka, waxuu ku xigaa mareykanka iyo Jabaan. Wadankaan waa wadanka ugu dhoofiska badan matoorka qaarada yurub.

Comments

Popular posts from this blog

Mohamed salah video live🔴

Sheekh Cumar Al faaruuq waa kuma Ogow Maanta

How to Verified Facebook Account

Mohamed salah part three live😜

Mohamed salah part two live🔴