Posts

Mohamed salah part three live😜

 Msalah part three live🔴 محمد صلاح قسم الثالث مباشر الان🔴 محمد عبد الله #mosalah waxaad igala soo xiriiri kartaa Mohametphysics79@Gmail.com Blogger:- 🔗https://dhuubow.blogspot.com kanaalka : 🔗www.youtube.com/MohamadPhysics1 Facebook 📎www.facebook.com/mdhuubow Instagram 📎Instagram.com/moabdullaahi 📎instagram.com/mo_abdullaahi Twitter 📎Twitter.com/moabdi Facebook Video 📎https://www.facebook.com/408201619938668/posts/408478559910974/?app=fbl 📎https://www.facebook.com/408201619938668/posts/408483019910528/?app=fbl 📎https://www.facebook.com/408201619938668/posts/408483559910474/?app=fbl Soo daawo video Yada Mohamed Salah ee aan soo Galiyey Facebook Page. Popular Uploads 📎https://www.youtube.com/watch?v=C0SB3zrtFek Like Comment❤ Share Link Youtube Channel 📎youtube.com/mohamadphysics1 Hashtags Twitter Moabdi Mophysics1 mophysics Mdhuubow Love Hashtags Facebook Moabdi mdhuubow Mophysics1 Mophysics Love Like Share Hashtags Instagram Moabdi mophysics1 moph

Mohamed salah part two live🔴

Mosalah part two live🔴 قسم التالت محمد صلاح مباشر الان🔴 waxaad igala soo xiriiri kartaa Mohametphysics79@Gmail.com Blogger:- 🔗https://dhuubow.blogspot.com kanaalka : 🔗www.youtube.com/MohamadPhysics1 Facebook 📎www.facebook.com/mdhuubow Instagram 📎Instagram.com/moabdullaahi 📎instagram.com/mo_abdullaahi Twitter 📎Twitter.com/moabdi Facebook Video 📎https://www.facebook.com/408201619938668/posts/408478559910974/?app=fbl 📎https://www.facebook.com/408201619938668/posts/408483019910528/?app=fbl 📎https://www.facebook.com/408201619938668/posts/408483559910474/?app=fbl Soo daawo video Yada Mohamed Salah ee aan soo Galiyey Facebook Page. Popular Uploads 📎https://www.youtube.com/watch?v=C0SB3zrtFek Like Comment❤ Share Link Youtube Channel 📎youtube.com/mohamadphysics1 Hashtags Twitter Moabdi Mophysics1 mophysics Mdhuubow Love Hashtags Facebook Moabdi mdhuubow Mophysics1 Mophysics Love Like Share Hashtags Instagram Moabdi mophysics1 mophysics mdhuubow momoabdullaah

Mohamed salah video live🔴

Mosalah live video محمد صلاح مباشر الان🔴 waxaad igala soo xiriiri kartaa Mohametphysics79@Gmail.com Blogger:- 🔗https://dhuubow.blogspot.com kanaalka : 🔗www.youtube.com/MohamadPhysics1 Facebook 📎www.facebook.com/mdhuubow Instagram 📎Instagram.com/moabdullaahi 📎instagram.com/mo_abdullaahi Twitter 📎Twitter.com/moabdi Facebook Video 📎https://www.facebook.com/408201619938668/posts/408478559910974/?app=fbl 📎https://www.facebook.com/408201619938668/posts/408483019910528/?app=fbl 📎https://www.facebook.com/408201619938668/posts/408483559910474/?app=fbl Soo daawo video Yada Mohamed Salah ee aan soo Galiyey Facebook Page. Popular Uploads 📎https://www.youtube.com/watch?v=C0SB3zrtFek Like Comment❤ Share Link Youtube Channel 📎youtube.com/mohamadphysics1 Hashtags Twitter #Moabdi Mophysics1 mophysics Mdhuubow Love Hashtags Facebook Moabdi mdhuubow Mophysics1 Mophysics Love Like Share Hashtags Instagram Moabdi mophysics1 mophysics

How to Verified Facebook Account

Image
Facebook is the largest (and arguably most important) social networks for business. So naturally, it has a relatively straightforward verification process. Once you're verified, your brand will have a small blue checkbox next to its name. Unfortunately, however, this doesn't carry over to its sister social network, Instagram. To get verified, just do this: Make sure your cover photo, logo, and profile info are completely up-to-date Fill out  this form  and wait for a response from Facebook. Click Here   Like This👉 Follow me for Facebook

Taariikhda Dalka Jarmalka

Taariikh ku saabsan dalka Germany Dalka Jarmalka Marka hore aan ku bilaabo Qaarada ay ka tirsan tahay waa=Yurub Caasimadoodu waa=Berlin Luuqadaha Lagaga hadlo waa  Af-Jarmal oo keliya Madaxwaynehoodu waa=Frank-Walter Steinmeier Bedka dalka guud waa=357,021 km² Biyaha macaan ee laga helo waa=2.416% boqolkiiba Tirada Dadka waxaa lagu qiyaasay 2012kii=81,305,856  Wax soo saar dhan=$3.685 tiralyuun oo doolarka mareykanka ah Lacagta laga isticmaalo waa= Yuuro Furaha lambarada jarmalka waa=+49 Waxaan u gudbeynaa Taariikhda jarmalka Jamhuuriyadda federaalka ee jarmalka waa wadan u dhisan dhinaca federaalka, waxuuna ka koobanyahay 16 Gobol. Wadankaan waxuu ku yaalaa Bartamaha qaarada Yurub, waxuuna xad la wadaagaa wadamada Faransiska, Denmaarak, Laksimbeeg,Biljim, Holland,iswiizerland,oosteriya, Jamhuuriyadda Jaak iyo Boland. Magaalo madaxda wadanka waa Berlin. Wadanka jarmalka markiisa hore wuu kala qeebsanaa, waxaana isku imaanshiyihiisa ay dhamaatay 1871dii, dagaaladii aduun

Sheekh Cumar Al faaruuq waa kuma Ogow Maanta

Ilaahay Naxariistii Jano haka waraabiyee Shiikh Cumar Faaruuq Xaaji Cabdi Suldaan Xaaji Maxamuud, maanta ayuu ku geeriyooday magaalada barakaysan ee Maka Al-Mukarama ee Dalka Boqortooyada Sacuudiga. Geerida Sheekha waxaa BBC u xaqiijiyay wiilkiisa Maxamed Xadiis Sheekh Cumar Faaruuq oo dalka Jabuuti Jooga. Sheekh Cumar Faaruuq waxa uu ku dhashay sida afkiisa laga hayo 1949-kii waxa uuna ku dhashay tuulada Carmaale oo ku dhow magaalada Qalaafe ee ismaamulka Soomalida ee dalka Itoobiya, Abiihiisa Xaaji Cabdi Suldaan Xaaji Maxamuud waxa uu dhintay isaga 3-jir ah, hooyadiis Caasho Sheekh axmed Guurena waxay xijaabatay markuu shan sano jiray, qur'aanka waxuu dhameeyey oo uu xafiday todobo jirkiisii. Inta badan waxa uu kutubada ka raacday walaalkiis Sheekh Shaafici Xaaji Cabdi Suldaan, oo cilmiga naxwaha si weyn u baray. Naxariistii Jano alle haka waraabiyee Sheekh Cumar Faaruuq waxa uu ka soo jeeda qoys culimo ah, Meelaha uu cilmiga ka raacday Shiikha waxaa ka mid ahaa Masjidka